Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Shirkii London {DHAGAYSO}
London 15.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Khudbad Saamayn leh ka Jeediyay Shirkii lagaga hadlayay Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland ee lagu qabtay Magaalada London.
Wasiir Biixi Wax uu ka sheekeeyay Taarikhda Somaliland Sidii ay ku timid Midnimadii Somaliland iyo Somalia, Sababaha Xudun xidhka u ah la soo noqoshada madax banaanida Somaliland,Sida ay Shacabku Codkooda ugu Meel mariyeen Qadiyada Gooni isu taaga Somaliland.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO KHUDBADA WASIIRKA ARRIMAHA DIBADA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BiixiLondon.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com