Daawo:Wasiir Xaglo Toosiye Oo Beeniyey In Cisbitaalku U Xidhmayo Adeeg Xumo Kana Waramay Horumarka Cisbitaalka Guud Ee Hargeisa
Hargeisa 12/oc/2014 (SDN/QJ)Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye waxa uu sheegay in aanay xaqiiq ahayn Warar sheegay in xaaladda Adeegyadda Cusbitaalka guud ee Magaaladda Hargeysa ay hoos u dhacday oo ay baahiyeen Qaar ka mid ah Warbaahinta guddaha.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Cismaan Xuseen Warsame iyo Axmed Cumar Askr oo ah Agaasimaha Cusbitaalka guud ee Hargeysa oo ay Si Wadda-jir ah Warbaahinta ule hadleen Wasiir Caafimaadka ayaa sharaxay qaabka ay u beeninayaan Warkan laga baahiyay Adeegyadda Cusbitaalka.
Hargeisa SDN/QJ
Concat@somalidiasporanews.com