Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Dawlada ku Naqdiyay Hanaanka Xulista Komiishanka Cusub DAAWO
Hargaysa 01.Oct 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa Xukuumadda Somaliland u dhaliilay qaabka ay xulayso Xubnaha cusub ee Komishanka doorashooyinka qaranka.
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa uu Golaha Guurtida Somaliland ku eedeeyey inay ka shaqaynayaan wax aan shaqadooda ku jirin, isla markaana ay dano u gaar ah isha ku hayaan markasta. Haddaba, halkan hoose ka daawo muuqaal ammuurtaas ku saabsan:-