|

Baaq Dhalinyarada Galbeedka Gobolada Somaliland

 

Anaga Oo Ah Dhalinyarada Kasoo Jeeda Gobolada Galbeedka Somaliland Kuna Sugan Magaalada Hargeisa Waxaanu Ka Xunahay Kana Murugaysanahay Dilkii Foosha Xumaa Ee Loo Gaystay Labadii Sarkaal Ee Ka Tirsanaa Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Waxaanan Halkan Baaq Cod Dheer Iyo Mid Gaabanba Xukumada Uu Hogaamiyo Mdaxwayne Axmed Siilanyo Oo Aan Iyadu Wax Ay Qabato Daaye Aan Wax Tacsi Ah U Dirin Ehelka Saraakiisha Sharafta Qaranka Xanbaarsanaa Iyada Aaska Qaran Ee Loo Sameeyo Iska Dhaafe Loo Aasay Sidii Danbiilayaal La Qisaasay Iyaga Oo Leh Dhiigii Xabada Ku Dhacday, Hadaba Sidaas Darted Waxan Halkan Ugu Baaqaynaa Xukumada Somaliland In Ay Sida Ugu Dhakhsaha Badan Gacan Ugu Soo Dhigto Gacan Ku Dhiiglihii Ka Danbeeyey Dilkii Labadii Sarkaal Ee Kasoo Jeeday Gobolada Galbeedka Somaliland Hadii Ay Xukumada Somaliland Sida Ugu Dhakhsaha Hawshaasi U Dhamayn Waday Wax Aka Dhalan Kara Cawaaqib Xumo Madaama Aanay Saraakishaasi Ku Dhiman Gacan Shihseeye Hase Yeeshee Ay Ku Dhinteen Gacanta Dadkoodii Afhayeenka Dhal;Ainyarad Gobolada Halbeedka

 

Mustafe Axmed Sheekh Alla Mahad Leh

Comments are closed