|

Nin Afar Hablood Qudha ka Jaray oo Maxkamada Gobolka Awdal Xukun ku riday DAAWO

Boorama 21.Sep 2014 (SDN/QJ)–Gudoomiyaha Maxkamada Rafcaanka Gobolka Awdal ayaa sheegay inay Soo Fuliyeen Xukuno kala duwan deegaano ay soo mareen iyo Nin Afar Hablood oo dhalinyaro ah qudha ka jaray.

Waxa kale oo uu sheegay inaanu jirin deegaanada Salal Xabsi Dadka Lagu xidho,oo Dadka ay soo Xidhaan lagu Hayo Goobo Bakhaaro ah taas oo Caqabad ku ah Hanaanka Garsoorka dalka.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed