Xildhiban Xasan Cawaale Caynaan Ayaa Maanta Ka Hadlay Qaabkii Ay Xukumadu Ula Dhaqantay Mudaharadayaashii Gabilay Iyo Waliba Hadal L,aantii Saraakiisha
Hargeisa 20/9/2014 (SDN/QJ) Xildhiban xasan cawaale caynaa ayaa manta ka dhaliilay qaabki ay xukuumadu uga hadliwayday dilkii lagula kacay saraakishii ciidanka malatariga ahayd ee lagu dilay magaalada qori lugud taasi oo aanay xukuumadu ka tacsiyaday eheladii iyo qaraabadii alle ha u naxariistii ay ka baxaen saraakiishasi sidoo kale waxa uu xildhibanku ka hadlay shaqaaqdii shalay ka dhacday gobalka gabilay ee dhalisay dhaawaca iyo dhimashada oo u xildhibanku shegay ibay xukuumadu wado kale u marto balse dad cadhaysan aanay ciidan u dirin
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed@Qurbejog.com
Concat@somalidiasporanews.com