|

DAAWO:Suxuufi reer Somaliland ah oo ka warbixiyay afduub loo geystay oo uu ku eedeeyay wasiir Warancade

Hargeysa Sept 09,2014(SDN/QJ)-Suxuufi Cabdishakuur Heersare ayaa ka warbixiyay afduub ay u geysteen rag laga soo abaabulay aqalka Wasiirka Arrimaha guddaha ee Somaliland Cali Warncade.

Suxuufigu waxa uu sheegay in ragan uu u afduubnaa mudo lix saacadood ah isla markaana la geeyay aqalka wasiir Warancade sida uu saxaafada u sheegay.

Suxuufiga ayaa sheegay in Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Warancade uu dhibsaday maqaal lagu qoray Bar Internet-ka ah oo uu ka hawlgalo.

 

Comments are closed