Xaflad Lo Qabtay Tageerayaal Badan Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Wadaani Laanta Sweden
Stockholm 08,2014(SDN/QJ)-waxa shalay xaflad sii weyn lo so agasiimay lo qabtay tageeryal badan oo ka so diga rogtay xisbul xakimka ee kulmiye logu qabtay magaalada stcokholm ee dalka sweden ,xafladasii oo aay ka so qeyb galeen marti sharaf badan iyo tageerayasha xisbiga wadani ee dalka sweden oo ka kala yimiid gobalada dalka oo dhan ayaa ahayd mid sii weyn löga so shaqeyaay,waxa halka markii ba furay xaflada xidhiidhayaha xaflada oo ahaa (maxamed jamac xiddig yare) isla markan ahaa gudoomiyaha garbka dhaliiyarada ee xisbiga garabka sweden waxa uuna mikrfoonka ku so dhaweyaay khasanjiga guud ee xisbiga(mr koodh)oo isna halka sii weyn uga hadalay soo dhaweynta bahweyntan ku soo biirtay xisbiga ,geesta kale waxa isna halka ka hadlay kana waraamay waxyabahii uu qabsomay xisbiga wadani garabka sweden xoghayha labaad ee xisbiga mr(Idle) oo ka waramay halka maanta wax maryan iyo laanta sweden waxa aay higasanya sheegayiina in 29 bisha novemabr la qaban doono shirkii sannadlaha ahaa laguna qaban doono magaalada ORBERO ee dalka sweden isbeedal weyn la sameeyn doono ,geesta kale waxa iyaguna halka ka hadalay bahweyntii ku soo biirtay xisbiga oo uu horeeyo gudoomayihii xisbiga kulmiye ee gobalka awadal iyo xoghayhii hore ee gobalka awadal CABDINAASIR MAXAMED QOWRAX ,kana waramy sida uu ugu faraxasanyahay ku soo biiriitanka xisbiga wadaani iyo wixii ku kalifay in uu xisbiga kulmiye ka digo rogto geesta kale waxa iygau halka ka hadalay marwo RAAXO MAXAMED marwo HODAN AARE marwo FAYRUUS marwo UMULKHEYR MAXMUUD bahweynta cusub ayaa dhamaantood sii isku mid ah uu sheegay in aay aad iyo aad ugu faraxasanyihiin xisbiga wadani gaasta kale na
sheegay in aay aad ugu mahadceliinayaan sii diiraan ee logu soo dhaweyaay xisbiga waxa kale oo ay halka ka sheegeen in aay sii buuxada ula shaqeyn doonaan xisbiga waxii dhinacooda kaga so aad waxa isna halka ka hadalay gudoomiyaha xisbiga wadaani magaalad NORPOSHIN mudaane HILAAL oo isna dhankiisa ka war bixyeey wixii uu qabsomay sheegyiina in uu hormumr badan ka sameyaay intii uu xilka hayeey waxa isna halka hadal kobaan ka jeediyeey afhyeenka xisbiga muadne CANTAR KIDAAR CUNE oo isna ka warbiyeey xalka maanta lagu jiro iyo in lo bahanyahay isbadeel weyn oo maanta dadka uu dan ah waxa isna halka hadalo kobaan ka jeediyeey gudoomiyaha garabka dhaliiyarada xisbiga wadani laanta sweden mudane MAXAMED JAMAAC XIDIG YARE
gebobagadii waxa xaflada so afmeerya gudoomiyha xisbiga wadani laanta sweden mudane BAXNAAN XAAJI AADAN oo aad iyo aad uga waramay wixii uu dalka ku so arkay intii uu bqoashada ku joogay dalka iyo sida logu bahanyahay in wadanka lagu sameeyo isbadeel ka duwaan hogaanka immika talada dalka ahay oo uu sheegya gudaamiyihu in ay ku fashiilmeen hogaanka dalka waxa kale oo gudoomiye baxnaan ka hadalay nolasha dalkii maanta lagu jiro oo uu sheegya in ay tahay mid aad iyo aad uu adag marka lo eego xiligan oo ay wax waliba ummada ku yihiin qaali ama cidhiidh basle bu yidhii aay noolyihiin oo kaliyata dadka xukuumada ka agg dhow gesta kale waxa uu gudoomiye baxnaan aad uu so dhawyaay bahweynta ku soo biirtya xisbiga wadani laanta sweden isla markana uu sheegay gudoomiye baxnaan iyo aad ugu farxsanyahay taageerayashan cusub ee ku so biiray xisbiga wadaani lona bahanyahay ayuu yidhii in sii dhab ah lo wada shaqeyo
waa aad mahadsantihiin
waa bilaahi towfiiq
cantar kidaar cune
afhyeenka xisbiga wadani lanta Sweden