|

Cambaareyn​!!!Falkii Lagula Kacay Wariye C/Shakur Heer Sare!! Xisbiga Wadaani Laanta Sweden

waxa aanu halkan ka cambaareynayina falkii lagula kacay wariye cabdishakur heer sare ,aniga uu ku hadlaya magacayiga kan xisbiga guud iyo kan laanta sweden iyo kan guddiyada xisbiga ee laanta sweden iyo kan taageerayasha oo dhan ba ,waxa aanu aad iyo aad uga xunahay wariyaha la qafashay ee waliba ay qafasheen ciiddaanka gaarka ah ee wasiirka arrimaha gudaha ,taso ah arriin aan hore loga baraan wadaanki ,iyado hore lo ogga wariye la xidho ama la jidh dillo basle tan aan hore lo arag ,waxaanu marka hore ka tacsiyadeenayina dhamaan bahda saxaafada iyo dhamaan ummada wanaaga jeceel anaga oo leh waa aan ka xunahay waxaan meesha ka dhacay basle waxa aan uu so jeediin lahayn madaxweynahu haddii uu wax naga qadaanayo in arriinta uu shaqo dagdag ah qabto wasiirkan dadka qafallanaya ee wuxuu doono sameyiinayahaddii kale  ,tasiina ay keenii karto cawaqiib xumo badan ,wanna in wasiirka la soo taga maxkamada sharciga ah

   Waa aad Mahadsanathiin
     Cantar Kidaar Cune
       Afhyeenka Xisbiga Wadaani Laanta Sweden

Comments are closed