|

Halkan Ka Daawo: Jamal Cali Xusen Oo Maanta Beniyey Hadalkii Wasir Waran Cade Ee Aha Dhaqale Looma Hayo Diwagalinta Codbiyaysha + Ku galimayno Doorasho IDga Aad Walaqaten

bb

Hargeisa 7/9/2014 (SDN/QJ)Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Ucid Ayaa Manta Ka Hadlay Arinti  Diiwangalinta  Codbixiyasha  Ee Wasir Warancade Uu Sheegay In  Somaliya Dawladaha Iyo Haayadha Inaga Caawiya Doorashoyinku Aanay Doorakan Dhaqale Inoo Hayn Taasi  Musharax  Jamal Cali Shegay Ina Qaadhan Bixiyasha Ay  La Kulamen  Dhaqalihina Ay Hayaan Isgoo Wasiirka  Ku Eededyey  Inuu Qiil U Smaynayo Diiwan Galinta Doorashada  Waxana Uu Intasi Ku Daray  Kuna Gacansaydhay  Qorshe Ay Dawladu  Ku Wado Ian Doorashada Lagu Galo  Idga Dhalashada Waada Uu Shegay Jamal Cali Xusen

Sidoo Kale Waxa Uu Ka Hadlay  Halka  Ay Ku Danbeyey Pasaporki  Electiga Ahaa Ee Somaliland Oo Uu Shegay Inuu Wasirku Ka Ben Sheegay  In Pasaporkasi  Sanadkan Lagu Tago Xajka  Lagana Sugayo  Haluu Hawshasi Ku Dnabeysay

Hargeisa SDN/Q/J

Maxamed Aadan@Qurbejog.com

Concat@somalidiasporanews.com

Comments are closed