|

“Walaalahayaga bariga waxaanu jecel-nahay inay dooddooda soo bandhigaan….Dr cali khaliif-na….” Prof Axmed Ismaaciil Samatar DAAWO

SAMATARHolland 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa dhulka jiid-jiiday heerka siyaasadaha Soomaaliya iyo ta Somaliland, isla markaana ka shifay caddaalad-darro dhinac walba ka jira oo ay la kulmaan dadka ay dadnimada iyo dal ahaantaba wadaagaan ee Somaliland iyo Soomaaliya.

Prof: Samatar, waxa uu ku dooday inaan Somaliland xaq loogu lahayn in lagu karbaasho midnimada Somaliland ayay burburinaysaa. hase-yeeshee, su’aashaas weydiinteedu u taallo dadkii loogu talo-galay inay wadaagaan Calanka Xiddigta shanta gees lihi ku sawiran tahay ama astaanta u tahay ee Soomaaliya oo ah raadinta Shantii Soomaaliyeed oo Somaliland ka hor ay qaarkood waddo cad iska mareen, eedayna aanay kala kulmin iyo in cagaha la jiito toona.

Comments are closed