|

Maamul Goboleedka Punt land oo Si Gaar ah Isha Ugu haya Dhaqdhaqaaqyada amni ee Konfurta Somalia

Garowe 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Golaha wasiiradda ee dowladda Puntland oo uu shir gudoominayay madaxweyne Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta shirkoodii khamiislaha ahaa ku yeeshay xrunta madaxtooyada ee Garowe.Shirkaan ayaa golaha xukuumada waxay si adag isaga wareysteen xaaladaha koonfurta Soomaaliya gaar ahaan howlgallada lagula dagaalamayo kooxda Alshabaab, si aysan baxsadkooda ugusoo cararin dhinaca Puntland.

 

IMG_7989Mas’uuliyiinta amniga Puntland ayaa wax laga weydiiyay xaaladaha ammaan waxayna sheegeen inuu meel wanaagsan marayo islamarkaana ay si gaar ah ula socdaan dhaq dhaqaaqyada koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Dood dheer iyo falanqeyn  laga yeeshay xaaladda dalka guud ahaan ayaa kadib lagasoo saaray warsaxafaafadeed kakoobnaa Qodobadaan soo socda.

WAR-SAXAAFADEED-Golaha-Xukuumadda-Puntland-04-Sept-2014_001-791x1024WAR-SAXAAFADEED-Golaha-Xukuumadda-Puntland-04-Sept-2014_003-791x1024

 

Garowe SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed