|

Xuduuda Somaliland iyo Itoobiya oo la Furay iyo Shuruudo Cusub oo Itoobiya ay ku soo rogtay dadka dalkeeda soo galaya {DAAWO}

Hargaysa 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa Maanta Daboolka ka qaaday in la Furay Xuduudii Somaliland iyo Itoobiya oo Mudooyinkii u danbeeyay Xidhnayd.

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Sidaasi ka Sheegay Mar uu Maanta Xafiiskiisa ku qabtay Shir Jaraa’id.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed