|

Xisbiga Kulmiye oo ka Gilgishay Baaqii Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha Wada Tashiga {DHAGAYSO}

0d6ebed0d1ad2f8b242c5180e1898115_LHargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Hogaanka Sare ee Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa maanta si adag uga jawaabay hadal shalay ka soo yeedhay labada Xisbi Mucaarid iyagoo sidaa ka sheegay Shir jaraa’id oo ay ku qabteen Xarunta dhexe ee Xisbiga Kulmiye .

Shirkan Waxaa ka Hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Md.Maxamed Kaahin Axmed iyo Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Kulmiye Jaamac Shabeel

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa Sheegay in Sidii uu Madaxweynuhu hore u Cadeeyay in doorashadu ay Xiligeedii ku qabsoomayso isla markaana ay Xukuumada iyo Xisbigeedaba ka go’an tahay Waxaa kale oo uu ka hadlay Shirar ay hore u yeesheen Labada Xisbi Mucaarid iyo arrimihii ay ku go’aansadeen.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO SHIRKII JARAA’ID EE KULMIYE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/KULMIYEWUUKARAYAA.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed