Xildhibaan Rayte oo Sharaxay Nuxurka Qodobada Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha Wada Tashiga {DHAGAYSO}
Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xisbiyada Mucaaridka ee Somaliland Waddani, Ucid iyo Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Si wadda jir ah ugu baaqay in la dhiso Dawlada Wadaag ah, haaddii Xukumadu wakhtigeeda ay ku qaban waydo Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiilada.
Waxa kale oo ay ka Dayriyeen in ay xukumada Siilaanyo ay diyaar u tahay in ay doorasho ka dhacdo dalka iyaga oo hoosta ka xariiqay in haaddii dalka doorasho ka dhiciweydo ay eeda leedahay Xukuumada wakhtigan jirta.
Xildhibaan Rayte oo ka tirsan Golaha Wakiilada Isla markaana ka mid ah Madaxda Xisbiga Waddani ayaa arrintan faahfaahin ka bixiyay.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII XILDHIBAAN RAYTE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Rayteee10A.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ