“Hadii Dawladdu xilkeeda Kasoo Bixi weydo waa la iskaga iman oo Dawlad-ku-meel-gaadh ah oo inagu sinta Doorasho xor oo xalaal ahe yey ku talo gelin Dawladdani sidii kuwii hore.” Eng Maxamed Xaashi. {DHAGAYSO}
Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Maanta Meel adag iska taagay Halka looga guurayo marka uu dhamaado Mudada Xileed ee Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo.
Waxa uu Maxamed Xaashi Cilmi uu sheegay inay Waajib tahay Sidii loo soo dhisi lahaa dawlad ku meel gaadh ah oo dalka gaadhsiisa doorasho xor iyo xalaal ah .
Hadalkan ayuu ka sheegay Kulan ay si wada jir ah u yeesheen Labada Xisbi Mucaarid iyo Madasha Wada tashiga.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII MAXAMED XAASHI
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/xaashii(1)a.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ