Xukuumada Somaliland oo Wefti Wasiiro ah u dirtay Deegaan Waqooyiga Burco ah oo Laba Beelood isku hayaan Daawo
Burco 09.Aug 2014 (SDN/QJ)-Wefti Xukuumaddu u dirtay xalinta shaqaaqo dhex aalay laba beelood oo wada dega deegaanka waqoyiga Burco gaar ahaan deegaan lagu magacaabo balli Diiriye Guuleed oo dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Burco,ayaa maanta gaadhay goobta lagu muran san yahay.
hadaba halkan ka daawo Weftiga Xukuumadda ee heer gobol iyo qaran ee goobta gaadhay
Burco SDN/QJ
contact@qurbejoog.com