Tobanka Arday ee Ugu Sareeyay Imtixaanaadkii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Punt land oo la shaaciyay
Garowe 07.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasaarada waxbarashada ee dowladda Puntland ayaa Maanta shaacisay natiijadii kasoo baxday imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada dhexee Puntland.
Dr Maxamed Cali Faarax wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarshada ee dowladda Puntland oo Maanta shir Jaraa’id ku qabtaya xarunta wasaarada ee Garoowe ayaa sheegay in sanadkaan imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe ay ufariisteen 6711 arday natiijo wanaagsana ay kasoo baxday.
Wasaarada ayaa shaacisay 10 kii arday ee sanadkaan ugu saraysay Puntland iyo dugsiyada ay waxka baran jireen, waxaana ay u kala sareeyaan sidaan.
1: Sakariye Siciid Jaamac Cabdi -Nawaawi – Bosaso -672= 96.00%
2: Siciid Xasan Jaamac Maxamed – Najax – Bosaso -665=95.00%00
3: Xafsa Xasan Maxamuud Cabdi -Almumtada- Qardho- 659-=94.14%
4: Fatima Cali Daahir Maxamuud Cabdille -Galdogob-655=93.5%
5: Yaasmiin Maxamed Cabdalle Waaberi- Najaax- Basoso-653=93.29%
6: Hodan Axmed Faarax Ismaaciil- Darul Biri- Bosaso- 649= 92.72%
7: Cabdi Casiis Maxamuud Yuusuf Maxamuud Alxikma- Garowe-649=92.71%
8: Maxamed Bashiir Cabdi Nuur Maxamed- Salama- Gaalkacyo- 648=92.57%
9: Caaisha Maxamed Jaamac Muuse- Najaax – Bosaso-648- 92.5%
10: Mascuud Saciid Faarax Ismaaciil Nawaadi – Bosaso- 647=92.43
Garowe SDN/QJ