|

Sidee ayay Xisbiyada Mucaaridka iyo Ka Muxaafidku uga Hadleen Kulankii Maanta ee Komiishanka Dhagayso Warbixinta Qurbejoog

Hargaysa 05.Aug 2014 (SDN/QJ)- Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa ka wada hadlay arimaha doorashada Wakiilada iyo Madaxtooyada ee Badhtamaha Sanadda 2015-ka.

Xisbiyada ayaa sheegay in Komishanku u sheegay inay guulaysatay Noocii diwaan galinta ee la tijaabiyay Bishii 6-aad.

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro, Gudoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe iyo Gudoomiyaha Golaha dhexe ee Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa Kulankaasi ka dib warbaahinta faahfaahin ka siiyay hawlaha doorashada.

GUJI HALKAN OO KA DHAGAYSO MOBILKAAGA WARBIXINTA KULANKAAS EE QURBEJOOG
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xisbiyo06a.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed