|

“Waddani Wuxuu doonayaa inuu Baarlamanku sii Joogo,Guurtidu inay sii fadhiday doonaysaa,Dawladuna inay sii Fadhiday doonaysaa” Hadal Run ah oo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Yidhi {DHAGAYSO}

Hargaysa 05.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Ucid ayaa Warsaxaafadeed uu soo saaray Maalintii Shalay Waxay ku beeniyeen hadal uu Gudoomiyahooda Mudane Faysal Cali Waraabe ku sheegay in Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani uu doonayo inuu Baarlamanka oo Mudo dhaaf ah Xilkiisu uu rabo inuu Sii fadhiyo.

Inkastoo Qoraalka Warsaxaafadeedka lagu Cadeeyay in hadalkaas laga been abuuray Gudoomiyahooda Hadana Marka Xaqiiqada halkeeda loogu tago dhawaqaasi Waa Mid ka soo Baxay Afka Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA GUDOOMIYE FAYSAL
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Faysaliiyo05.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed