|

HESHIISKAMAAMUL U SAMEYNTA GQBQLLADA DHEXE (MUDUG IYQ GALGADUUD)

1. Hordhac:

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFSJwaxay horraantii bishan Luuliyo

Muqdisho ku martiqaadday wafdiyo ka kala socday Dawlad Goboledka

Galmudug, Maamulka Ximan & Xeeb, Maamulka Alsunna Wal Jamaaca.

Ujeeddada martiqaadka XFSu fidisay waxay ahayd in fursad loo sameeyo

dadka degan gobollada Galgaduud iyo Mudug sidii ay si wadajir oh ugu

scrnevson lahaayeen maamul goboleed loo dhan yahay.

Xukuumaddu waxay u xilsaartay hoggaaminta dhismaha maamulkan guddi

ka firsan Golaha Wasiirada XFS,00 kala oh:

1. Cabdullaahi Goodax Barre,

WasiirkaWasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka.

2. Mustafa Sheekh Cell Dhuxulow,

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinfa.

3. Ducaale Adarn Maxarned,

Wasiirka Wasaaradda Hiddaha& Tacliinta Sore.

4. Mahad Maxarned Salaad,

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigelinta

Maalgashiga.

5. Axrned Cali Salaad,

Wasiirku xigeenka Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta.

Kulamada ay Xukuumadda Federaalka la yeelatay dhinacyadan kor ku

xusan iyo beelaha deegaanka, waxay bilowdeen 2dii Luuliyo 2014. Waxayna

sigaar go or oh 00 isxig-xigta kulamo la tashi ula yeelatay dhinacyada kor ku

xusan, kuwasoo ugu dambayn ku heshiiyay mabaadii’da asaasiga oh ee

lagu dhisaayo maamulka Gobollada Galgaduud iyo Mudug.

2. Hadaba Dhinacyada kor ku xusan:

• Iyadoo la garwaaqsaday, baahida loo qabo qoorshe siyaasadeed 00

cad 00 /agu gaarayo dhismaha nidaam Maamul 00 rasmi oh 00 ku

saleysan rabitaanka dadka, waafaqsanna Dastuurka KuMeel Gaarka oh

ee J.F.Soomaa/iya, taasoo ay muuqato in dadku u hiyi qabaan.

• Iyadoo la ayidaayo, muhiimadda ay leedahay in la dhiiri galiyo heshiis loo

dhanyahay, 00 horseedaya sharci iyo kala-dambeyn, bixinta adeegyada

asaasiga oh iyo xoojinta maamulka heer degmo, gobol, iyo kan

federaalka intaba.

Iyadoo si buuxda loo ixtiraamayo, midnimada, madax-bannaanida iyo

israacsanaanta dhul ahaaneed ee Jamhuuriyadda Federaalka

Soomaaliya.

• Iyadoo ay lagama maarmaan tahay doorka hogaaminta XFS ee isku

dubaridka hannaanka iyo geeddi socodka maamul u sameynta

Goboladda Mudug iyo Gafgaduud .

3. Waxay isku of garfeen;

1. In la dhiso maamul ay yeeshaan Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

2. In dhismaha maamulka ay ka qeyb qaataan dhammaan beelaha

Soomaaliyeed ee wada dega Gobollada Mudug iyo Golgaduud.

3. In la dhiso guddi farsamo 00 ka kooban 25 xubnood 00 ka socda

dhammaan beelaha dega gobolladaas. Guddigaas farsamo waxaa

lagu soo magacaabayaa toban maalmood gudahooda marka la

saxiixoheshiiskaan.

4. Maamulka la dhisayo isagoo mataiaya dhammaan beelaha dega

labadaas gobol wuxuu u hawlgeleyaa si wadajir oh in 10010

dagaalamo nabad-diidka goboladaasna lagu soo dabaalo nabad iyo

xasilooni.

5. Geeddi socodka dhismaaha maamulka waxaa lagu dhameystirayaa

muddo ku siman 60 maalmood, waxaana fududeynaayana XFS.

6. In la qabto shirweyne ay u dhan yihiin dhammaan beelaha degan

gobolada Mudug iyo Galgaduud si loo dhiso maamul goboleed ka

kooban labadaas gobol.

7. XFSayaa mas‘uul ka oh xaqiijinta, meel marinta iyo taabbogelinta

heshiiskan,siinayana wixii tasiilaad oh.

8. Shaqada iyo waajibaadka guddiga farsamada waxaa 500

diyaarinaya XFS,kuna 500 celinaya saxiixayaasha.

9. Cid 0110 ciddii carqaladeysa hannaanka geeddi socodkaan waxaa

loo aqoonsanayaa qas wade iyadoo logo qaadaayo tallaabada ku

habboon.

10.Heshiiskaanwuxuu dhaqan galayaa logo billaabo maalinta la saxiixo.

11.Heshiiskan waxaa si wada jir oh u saxiixaya Dawlad Goboledka

Galmudug, Maamulka Alsunna Wol Jamaaca, Maamulka Ximan&

Xeeb, iyo 4 xubnood 00 Golaha Wasiirrada ee ka soo jeeda

Gobolladaas.

j

Sexiixayaoshu waxay dhammaantood sexiixooda ku caddaynayaan

waafaqsonaontooda dhismaha maamul goboleed ay yeshaon

gobollado Galgaduud iyo Mudug 00 loo dhanyahay.

4. Magacyada Sexiixayaasha waa kuwan:

Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid

,

D/GOb~Je~~

——–~

Maamulka Alsunna Wal ~:~-~Maamulka Ximan & Xeeb

ShekhIbraahim ShekhXasan Guureeye

Cobdullaohi Maxamed Cali (Baarleex)

Mustafo Sheekh Coli Dhuxulow

Ducaale Adam Maxamed

Axmed Coli Salaad (Taoko)

Mahod Moxamed Salaad

Dammaanad-qaade: Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Cabdullaahi Goodox Barre

Goobjoog

SafiirMichele Cervone

Ergeyga Gaorka ah ee Midowgo Yurub

fn}

Sefiir Muhemmed Affey

Ergeyga Gaorko oh ee Urur

Goboleedko IGAD

Sefiir Nicholes Key

Wakiilka Goorko oh ee Xoghoyaha Guud

ee Qaramoda Midoobay

Merwo Lydie Wenyoto Mutende

Siihayoha Wokiilka Gaarka ah ee

Guddoomiyoho Komishanko Midowga Afrika

Xefiiske Qeremede

Midoobey ee Soomeeliye

/‘J .1. –

———–~-==-=

30th July, 2014

 

 

Comments are closed