|

Dalka Liberia oo xuduudihiisa oo idil la xiray cudurka Ebola oo dalkaa ku fiday awgeed

Monrovia July 29,2014(SDN/QJ)-Dalka Liberia oo uu cudurka Ebola aad ugu dii faafayo ayaa waxa la xiray dhamaan xuduudihiisa si loo maareeyo fidida cudurkan halista ah.

Xiriirka kubedda cagta ee dalkaas ayaa sidoo kale hakiyay dhamaan tartamadii ciyaaraha noocyada kala duwan si dadka cudurku hayo aaney u qaadsiin bulshada inteeda ka bedka qabta.

Xuduudaha dalka Liberia ayaa gebi ahaanba la xiray ka dib kolkii dadka cudurka qabaahi ay soo baxday in ay qaarkood u socdaaleen dalalka caalamka.

Cudurka ayaa soo ritay dileyna dhawaan lab aka mida dhakhaatiirta la tacaaleysay cudurka oo Marekanka u dhashy.

Cudurka ayaa ilaa haatan dilay tiro ka badan kuwii sanado hore oo uu sidan oo kale dilaacay, waxaana uu caadiyaan dilaa inta badan dadka uu haleelo.

SDN/QJ-Monrovia

contact@qurbejoog.com  

Comments are closed