DAAWO:Wasiirka Boostaha iyo Isgaarsiinta Somaliland oo si qoto dheer ula dardaarmay dawladaha Jaarka iyo reer Somalilandba
Borama July 29,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Boosto iyo isgaarsiinta Md Maxamed Jaamac Abgaal ayaa fariin uu u diray dadka reer Somaliland iyo dawladaha ay jaarka yihiin waxa uu si qoto dheer uga waramay saameynta ay amaan daradu mujtamica tolka ah ku yeelan kareyso.
Wasiirku waxa uu si gaar ah uga hadlay taariikhda gobolka iyo ta reer Awdal iyo waxqabadka ay ku caanka baxeen.
HALKAN KA DAAWO KHUDBADA WASIIRKA
SDN/QJ-Borama
contact@qurbejoog.com