|

DAAWO:Maxamed BK oo u qoosgooyay Somaliweyn:Fanaaniita Geeska Africa waa qaar ay dhegeystaan Soomaalida joogta meel kasta balse u gaar ah Somaliland

Hargeysa July 28,2014(SDN/QJ)-Fanaanka caanka ah ee reer Somaliland Maxamed BK oo ka qeyb qaadanayay barnaamijka munaasibada Ciida ee TVga Soomaaliya ayaa u quus gooyay qolooyin maalmo dhaweynto isku qaldayay qadiyada iyo Fanka.

Fanaaniinta Geeska Africa oo sida magacooda ka muuqata ah dhalin fankoodu gaaray dunida dacaladeeda ayaa si cad u sheegay qadiyadooda.

Ka qeybqaadashada fanaaniita ee barnaamijka TVga Soomaaliya ayaa dad badani u fasirteen in ay salka ku heyso siyaasad.

Maxamed BK oo barnaamijka ka qeyb qaatay ayaase u sheegay gabadha barnaamijka daadihineysa in fanaaniintu u gaar yihiin Somaliland.

Comments are closed