Afhayeenka Xisbiga Wadani ee Norway oo Muslimiinta ka hambalyeeyay Ciidul fitriga
Aniga Oo Ku Hadlaya Magaca Xisbiga Guud Kan Garabka Laanta Sweden Iyo Kan Guddiyada Waxa Aanu Halkan Hambaalayo Uga Diireynaa Dhamaan Ummadda Islamka Ah Iyo Dhamaan Dadka Somalida Ah Iyo khaasatan Dadka Reer Somaliland Guddo Iyo Dibaadba Waxa Aanu Leenahay Hambaalyo Munaasiibada Cidul Fadriga.
Waxa Kale Oo Aanu Alle Ka Baryaayina In Sannadkan Kiisa Kale Alle Barwaaqo Iyo Bashbash Inagu Gadhsiiyo Insha Allhaa.
Waxa Kale Oo Annu Alle Ka Barayayina In Alle Musliinka Dhibka Ka Dulqaado
Waa Bilaahi Towfiq