|

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Khudbadii Salaada Ciida si adag u canbaareeyay Xasuuqa Qasa,Cadowga Somaliland Ku Tilmaamay Somalia {DHAGAYSO}

8(85).jpgHargaysa 28.July 2014 (SDN/QJ)-Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Boqolaal ka mid ah Shacbiga Caasimada waxa uu labada rakcadood ee Salaada Ciidul Fidriga kula tukaday Saaka Masjid Jaamaca Weyn ee Caasimada Hargaysa.

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ayaa si Weyn u Canbaareeyay Gumaadka iyo Xasuuqa Baahsan ee Israa’il ay ka Wado arlada reer Falastiin gaar ahaan Magaalada Qasa ee Labaatanka Cisho ay Duqaymaha tirada badan ku hayso Yuhuudu,Waxaa kale oo uu beesha Caalamka ka dalbaday inaanay Indhaha ka qarsan dhibka ka taagan Falastiin.

HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARBIXINTA KHUDBADAHA MADAXWEYNE XIGEENKA SOMALILAND
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/KhudbadiiSaylici28.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed