|

Sakaatul Fidrigu Iyo Cida ay ku Waajibtay Muxaadiro uu Soo Jeedinayo Sh,Aadan Siirro {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka ayaa ayaa Halkan inooga soo Jeedinaya Khudbad ku saabsan sakatul fidriga iyo cida ay ku waajibto, Maadaama ay ina Hayso Ciidul Fidri.

Shabakada Qurbejoog ayaa dhamaanba Akhristayaasha ku Xidhan Halkan uga soo Tebinaysa Muxaadiradan oo Si fiican inoogu Tilmaamaysa Cida ay ku Waajibtay Sakaatul Fidri iyo Cida la rabo in la siiyo oo lagu sadaqadaysto.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO MUXAADIRADAN DIINIGA AH
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ShSiiro27.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed