Sadex dhallinyaro ah oo la sheegay inay Shabaab ka Tirsanaayeen oo la Toogtay iyo Magacyadooda
25.July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Soomaaliya,ayaa Shalaymagaalada Muqdisho ku toogtay afar nin oo ay ku sheegeen in ay ka tirsanaayeen kooxda Al-Shabaab isla markaana ka geystay magaalada Muqdisho falal amni darro.
Afarta nine ee ay dawladda Soomaaliya maanta ku toogatay magaalada Muqdisho,ayaa lagu eedeeyya in ay geysteen dilal kala duwan oo ka dhacay magaalada Muqdisho isla markaana lagu sheegay in ay ka mid ahaayeen saraakiisha kooxda Al-Shabaab ee dagaalka kula jirta Dawladda Soomaaliya ee ay difaacaan ciidanka AMISOM.
Mgacyada sadex ka mid ah afarta nine e maanta lagu toogtay magaalada Xamar.
Mustaf Shidane
Abdifitah Khaliif Baalle.
Mucaawiye Ahmed Jamac
Ninka afraad ayaan magaciisu noo suura galin in aanu helno.
Muqdisho SDN/QJ
contact@qurbejoog.com