|

Reer Yurub oo ku baraarugay xasuuqa Gaza iyo Madaxdooda oo ka walaacsan

Berlin July 23,2014 (SDN/QJ)-Madaxda Reer Yurub ayaai maal mahan aad uga walaacsan shicibkooda oo aad uga xumaaday xasuuqa ay Ciidamada Israel ka wadaan Gaza.

Waxa isu soo bayou laga waday maalmihii u danbeeyay magaalooyinka waaweyn ee Yurub.

Wasiirada Arriba dibedda ee dalalka Germany, Italy iyo France ayaa kulan ay yeesheen waxa ay uga digeen in si gaara ah loo bartimaansado yuhuuda dalalkooda ku nool.

Waxa dalalka Reer Yurub hore caadi ugu ahaa tageero indho la’aan ah oo ay Israel u m uu in jireen.

Intiise ka danbeysay dagaalkan Gaza beesha caalamka ayaa si adag u canbaareysay xasuuqa Ciidamada Israel ka wadaan Gaza.

Due yet a Israel ay ku wado falastiiniyiinta ayaa ilaa iyo haatan waxa ku dhintay 600 oo ruux.

Halka ay Israel ka shaacisay in hamas ay ka dishay ilaa 29 ruux intii weeraradu ka dhex qarax ee labada dhan.

SDN / QJ – GAZA

contact@qurbejoob.com

Comments are closed