|

Xisbiga Ucid oo ka hadlay Xoolo Sucuudigu soo Celiyay ,Iyo Diiwaangelin ay Sheegeen in Xukuumadu Lugta ku walaaqayso Daawo

Hargaysa 10.July 2014 (SDN/QJ)- Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen  ayaa  Ku Tilmaamay Shirkad La Siiyey Hirgalinta Diiwaangalinta Madaniga Mid Ku Lug Leh Madaxtoonyada.

Waxaa kaloo uu Musharaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID,ayaa Xukuumadda ku dhaliilay siyaasadda arrimaha dibadda oo uu tilmaamay in ay ku fashilanay soona xidhmeen Xuduudaha ay la wadaagto Somaliland dalalka dariska.

Murashax Jamaal ayaa Sidoo kale ka hadlay Xoolo la sheegay in Sucuudigu soo Celiyay,iyo Wada hadalada Somaliland iyo Somalia oo uu Xukuumada ugu baaqay inay ka baxaan maadaama aanay jirin wax natiijo ah oo laga gaadhay.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed