|

Xisbiga Waddani oo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo u Soo Jeediyay Inay ka Baxdo Wada Hadalada Somaliland iyo Somalia {DHAGAYSO}

Hargaysa 05.July 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga WADDANI oo Xukuumada Axmed Siilaanyo ugu Baaqday inay Ka Baxdo Wadda Hadaladii Somaliya u Socday,Kuna Eedeyay Inay ka Gaabisay Hawada Somaliland inay La Soo Wareegto.

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed C.laahi Uurcade ayaa Sidaasi ka sheegay Mar uu Warbaahinta ugu Waramayay Xarunta Xisbigaasi

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA XOGHAYAHA GUUD
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WaddaniXisbi05.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed