|

Warar Dheeraad ah Oo Ka Soo Kordhay Qarax ismiidaamin ah Oo Lala Eegtay Goob Xarunta Baarlamaanka Somalia ku dhaw

Muqdisho:July,05,2014(SDN/QJ)-Kadib qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Goob aan ka fogayn xarunta Baarlamaanka Somalia, waxa Halkaas buux dhaafiyey Ciidamo iskugu jira AMISOM iyo qaar soomaali ah oo la soo daad-gureeyey.

qarxeeeeeRasaas Culus oo ay ridayaan Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa mararka qaar laga maqlayaa xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho , Xaalada goobtaasi ayaana ah mid kacsan oo ciidamo tiro badan ay isku gadaameen.

 

Gawaadhida Ambullance-kaa Deg dega ayaa goobta ka qaaday dhawacyo iyo dhimasho ka dhashay Weerarka xarunta Golaha Shacabka Lagu qaaday , mana lahayo wali qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarkaasi oo daqiiqado yar kahor dhacay.

 

SDN/QJ

timo@qurbejoog.com

Contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed