Halkan ka Daawa: Wasirki Hore Arimaha Dibada Dr maxamed C/laahi Cumar Isagoo Ka Waramay Hankisa Siyaasadeed…..
hargeisa 3/7/2014 (SDN/QJ) waxa maanta madarka magaalada hargeisa ka soo degay wasiirki hore wasaarada arimaha dibada somaliland maxa,ed c/laahi cumar oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku maqnaa wadanka dibadiisa isagoo maantawasiirku ka hadlay hankiisa siyaasadeed ee mustaqbalka
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed Qurbo jog
Concat.somalidiasporanews.com