Xisbiga Ucid Oo ka Qaybglay Shir Caalamiya Isla Markaana Mataleya Somaliland
Mexico 1Jul14(SDN) Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali waraabe iyo Dr Mohamed Aar ayaa waxay ka qayb galeen shir caalimiya oo ay ka soo qayb galeen 79Dal oo ka mida aduunka shirkan ayaa waxa lagaga hadlayey iskaashiga ka dhexeya wadama kubahoobaySocialists shirkan ayaa noqonaya mid sumcad wayn u soo jidaysa xisbiga Ucid iyo Somaliland iyada oo si rasmiya ay u fadhiyaa madaxda xisbiga iyaga oo u ku qoran yahay magaca Somaliland kuna fadhiya kursiga somaliland waana guul u soo hoyatay shacabka reer somaliland .shirkan ayaa waxa furay Madaxwaynaha wadanka Mexico shirkan ayaa la filayaa inay ka soo baxdo arimo muhiima, gushan ayaa xisbiga Ucid u ku heli donaa tageero caalamiya iyo sidii uu uga midho dhalin lahaa aqoonisi caalami oo ay hesho somaliland.shirkan oo la filaayo in maanta la soo gabagabeeyo kala soco shabakada qurbejoog.com.