|

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye oo Sheegay in Wakhti aan la Cayimin Dib loo dhigay Shirweynihii Golaha Dhexe {DHAGAYSO}

Hargaysa 01,May,2014(SDN/QJ)-Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye ,ayaa maanta ku dhawaaqay in Mudo aan la cayimin dib loogu dhigay Shrweynihii  Golaha dhexe ee Xisbiga kulmiye oo maanta oo Axad ah loo balansanaa in lagu qabto Hotel-ka Maansoo rr Magaalada Hargaysa.

Xog-hayaha ayaaa sheegay in in ay tixgalinayaan Gudiga Golaha Guurtida ee Haatan Waan-waanta ka dhex wada laba garab ee u kala fadhiya Xisbiga Kulmiye.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA XOGHAYAHA GUUD
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XasanSiciid01J.mp3″]
SDN/QJ-Hargaysa

daacad@qurbejoog.com

contact@somalidaisporanews.com

 

Comments are closed