|

Warbixin Daaha ka rogtay Ubucda Khilaafka Kulmiye + Heshiisyo Qarsoon oo Hab Qabiil u dhexmaray Muuse Biixi Iyo Madaxwayne Siilaayo {DHAGAYSO}

Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Weli Taagan Muranka adag ee u dhexeeya Xisbiga Kulmiye ee Sababta u noqday in Xisbigu laba Garab oo Mid uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo dhinaca kale oo ah Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo.

Waxaa soo baxaya Heshiisyo Qarsoodi ahaa oo u dhexeeyay Gudoomiye Muuse Biixi iyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo,Sida aan ka soo Xiganay Idaacada Hirad oo Warbixintan ka soo Ururisay.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARBIXINTAN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarbixinHeshiis30.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed