|

Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Taliska Booliska oo ka hadlay Mudaharaadkii Maanta ee Berbera iyo Khasaaraha ka Dhashay Daawo

fahmiBerbera 29.May 2014  (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar iyo Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolkaasi ayaa faahfaahin ka bixiyay afar Xubnood oo loo Xidhay Mudaharaad Sharci daro ah oo ay ka sameeyeen Magaalada Berbera.

Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Waxa uu sheegay in Madaxda Maanta la Xidhay ay ka dalbadeen Mudaharaad ay ku taageerayaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye hasa yeeshee uu taas ka diiday.

Berbera SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

 

Comments are closed