Xisbiga Ucid oo Cod dheer kaga digay Tacadi loo Gaystay Taageerayaashiisa {DHAGAYSO}
Hargaysa 29.May 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Ucid ayaa si Kulul u Canbaareeyay Xadhig iyo tacadiyo kale oo la gaystay Taageerayaasha Xisbigooda ee Gobolka Saaxil,gaar ahaana Magaalada Berbera.
War gaar ah oo ay Maanta Siiyeen Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com ayay sheegeen in haatan Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Mdaxweyne Siilanyo ay waddo Cabudhin iyo cagjuglayn ka dhan ah Xisbiyada Mucaaradka ah iyo Saxaafadda Madaxa-banaan.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII XUSEEN BADMAAX
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Badmaax29M.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ