“Hadaad Xoog Xoog isticimaalaysaan awalba Inqilaab ayaad Wadeene Kaalaya oo anagana na Xidh Xidha” Jaamac Shabeel {DHAGAYSO}
Hargaysa 29.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa Maanta Si adag u Dhaliilay Talaabada ay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Xabsiga ugu Taxaabtay Madaxdii Xisbiga talada haya ee Gobolka Saaxil.
Gudoomiyuhu Waxa uu Madaxweynaha ugu baaqay in Ummadii Soo dooratay aanay ka Mudnayn inuu Xidh Xidho waxaanu ka dalbaday in aanu Sharciga Daaqada ka Tuurin.
GUJI OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII GUDOOMIYE JAAMAC SHABEEL
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/JaamacShabel29M.mp3″]
contact@qurbejoog.com