|

“Dhibaato kale ma Jirtee Waa Macaan Jecel Madaxweynaha ku hareeraysan oo been u sheegaya” Jaamac Shabeel {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha ku sii Meel gaadhka ah ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa Mawqif adag iska taagay Khilaafka ka dhex huraya Xisbiga Kulmiye ee labada garab ka dhigay.

Jaamac Shabeel Waxa uu sheegay in Xubno dhadhamo raac ahi ay talooyin Khaldan Siinayaan Madaxweynaha , Waxa uu Gudoomiyaha Golaha Dhexe ku dooday inay soo bedelayaan Xubno uu ku sifeeyay hugun raac isagoo intaas ku daray in Xisbigu uu leeyahay hogaan.

GUJI HALKAN OO MOBILKAGA KA DHAGAYSO HADALKII JAAMAC SHABEEL
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/JaamacShabeelMaw(1).mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

Contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

 

Comments are closed