Boobe Yuusuf Ducaale oo Mar kale ka Hadlay Khilaafka Samada isku Shareeray ee Kulmiye DAAWO
Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore Ee Wasaarada warfaafinta Somaliland Boobe Yuusuf Ducaale Ayaa Ka hadlay Khilaafka Halakeeyay Xisbiga Kulmiye Waxanu sheegay in Khilaafkani Muddoba huursanaa Imikan ifka u soo baxay.
Waxanu sheegay Ina shirarkii is daba jooga ahaa ilaa shirwaynihii kulmiye isagoo sheegay inuu kulmiye hada maray xaalad adeg.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com