|

Guurtida oo Isu Xilsaartay ka Garnaqista iyo Isu soo dhawaynta Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa Saaka Magacaabay Guddi Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Ka Hawl-gali Doonta Daminta Khilaafaadka Ka Dhex Jira Xisbiga Kulmiye .

Guddida Uu Saaka Magacaabay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Ayaa Saddex Ka Mid Ahi Yihiin Shirguddoonka Guurtida Iyo Laba Iyo Toban Xubnood Oo kale Kuwaasi Oo kala Ah.

X Cabdi Xuseen

Muxumed Aw Maxamed

C/qaadir Aw Xuseen

C/qaadir Maxamed Xasan

Yuusuf C/laahi Cawaale

Axmed Nuur Aw Cali Aadan

Axmed Muuse Obsiiye

Saleebaan Garas Seed

Maxamed Jaamac Abokor

Cawil Xuseen Axmed

Sheikh Maxamuud Xirsi Faarax.

Ilaa hadda ma cada xiliga rasmiga ah ee guddidani dhex dhexaadintooda gali doonaan balse waxa jira isku dayo kale oo ay wadaan salaadiin kale kuwaas oo iyana wali shaacin dhex dhexaadinta khilaafkan.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII GUURTIDA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SaleebaanKhilaaf27.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed