DHEGEYSO:Warbixin aanu iidinka diyaarinay Khilaafka Kulmiye iyo shirkii jaraaid ee madaxweyne ku-xigeen Saylici
Hargeysa May 26,2014(SDN/QJ)-Wariyahayaga magaalada Hargeysa Maxamed Xasan Daacad ayaa warbixin maqal ah ka diyaariyay khilaafka xisbiga Kulmiye iyo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo ka hadlay in laga reebay golaha dhexe ee xisbul xaakimka.
Halkan hoose ka dhegeyso warbixinta khilaafka xisbiga Kulmiye oo haatan galay marxalad hor leh.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/saylici.MP3″]