|

“Anigu Waxaan ahay Khaatumada Somaliland,Dhul bahantana Wuu kala tagay” Xildhibaan Indho Indho {DHAGAYSO}

Hargaysa 19.April 2014 (SDN)- Xildhibaan C.qaadir Indho Indho oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa Sheegay in Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamud uu Jebiyay Qodobadii lagu heshiiyay ee Shirkii Turkiga isla markaana uu diyaarad u soo diray Deegaan ka tirsan Somaliland.

Xildhibaan Indho Indho Waxa uu Sheegay inuu Isagu yahay Khaatumada Somaliland halka Indha Sheelna uu yahay Sida uu yidhi Khaatumada Xasan Sheekh.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA XILDHIBAAN INDHO INDHO
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/IndhoIndho19.mp3″]
Hargaysa SDN.

Contact@qurbejoog.com

Comments are closed