|

“Waxaa lagu Jiraa Qarnigii 21aad,Caqliyada ay Xukuumadu ku Xayirtay Shabakada Haatuf waa Mid aan Soconayn ” Yuusuf Cabdi Gaboobe {DHAGAYSO}

Hargaysa 18.April 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Wargaysyada Haatuf Media Group Yuusuf Cabdi Gaboobe ee Xukuumadu Xayiraada ku soo rogtay ayaa Sheegay inay Habeenkii Xalay si Caadi ah u Update gareeyeen Mareegtii ay ku lahaayeen Dhinaca Internetka .

Gudoomiyaha Wargaysyada Haatuf oo Maanta la Hadlay Warfidiyeenada ayaa  Waxa uu Sheegay inaanu la yaabanayn Xukuumada oo aanay Jirin sida uu Xusay Ceeb u hadhay balse aanay filayn in Shirkadaha Isgaadhsiintu u dhego nuglaadaan awaamiirta ay bixinayaan sida uu yidhi Caa’ilada Madaxweyne Siilaanyo.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII GUDOOMIYAHA HAATUF
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/YusufCabdi18.mp3″]
Hargaysa SDN.

Contact@qurbejoog.com

Comments are closed