|

Golaha Wasiirada ee Somaliland oo Xeerar Cusub Meel Mariyay, Iyo Kenya oo Xafiis ka Furanaysa Somaliland{DHAGAYSO}

Hargaysa 17.April 2014 (SDN)- Golaha Wasiirada ee Somaliland ayaa Maanta Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xeerka Ka Hortaga iyo la dagaalanka argagixisada iyo Xeerka Waxbarashada.

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka Waramay Arrimo door ah oo lagaga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada oo uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo.

GUJI HALKAN OO MOBLKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII AFHAYEENKA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ShirkiiWasiirada(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

Contact@Qurbejoog.com

 

Comments are closed