Wasiirka Caafimaadka iyo Wasiirul dawlaha Waxbarashada oo Tegay Bogcada uu Madaxweyne Siilanyo ku Dhashay ka Daawo Qurbejoog.com
Dharyaley 29.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye iyo Wasiirul Dawlaha Wasaarada Waxbarashada ee Somaliland Mudane Axmed Nuur Faahiye iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Maanta dhagax dhigay Xarumo Caafimaad iyo Kuwo Waxbarsho oo laga hirgalinayo Deegaanka Dharyaley oo ka Tirsan Gobolka Togdheer .
Deegaankan ay Mashaariicda Caafimaad iyo Kuwa Waxbarasho ka Hirgalinayso Xukuumada Somaliland ayaa ah Halka uu ku Dhashay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo.
Dharyaley SDN.
Qurbejoog@gmail.com