Turkiga iyo Puntland oo la simay iyo Warbaahintii “Qaranka”oo arinkaa shaacisay (SAWIRO)
Garoowe Mar 07,2014(SDN)-Dawlad Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa intii ka danbeysay doorashadii madaxweyne C/weli maxamed Gaas waxa soo baxayay dhaq dhaqaaqyo muujinaya sida maamulkaasi uu doonayo in uu dunida uGu muujiyo in uu ka madax banana yahay amaba la siman yahay Jamhuuriyada Soomaaliyeed.
Waxaana maalinimadii Shalay booqda wefdi uu hor kacayay safiirka Turkiga ee Soomaaliya Amp. Kani Touran,waxaana Puntland loogu soo dhaweeyay sidii maamul aan Soomaaliya ka tirsaneyn.
DAAWO SAWIRADAN OO ISKU DAY IN AAD ISHA LA HESHO CALNKA SOOMAALIYA,EEEGNA SIDA CALAMADA TURKIGA IYO PUNTLAND LA ISU BAR BAR DHIGAY IYO RADIO MUQDISHO OO BAAHISAY SAWIRADAN