|

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Soo Qabashada Gacan ku dhiiglihii dilay Taliyihii Booliska ee X.Saalax {DHAGAYSO}

Cali Maxamed WarancadeHargaysa 05.March 2014 (SDN)- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Hargeysa Ayaa Daboolka Ka Qaaday in Xukuumadu ku Guulaystay Soo Qabashada Gacan ku dhiiglihii dilay Taliyihii Saldhiga Booliska ee Degmada Xaaji Saalax ee Gobolka Daad Madheedh.

Sidoo Kale Wasiirka Arimaha Guduhu Waxa Uu Ka War Bixiyey  Hawl Galo Nabadayn Ah Oo Ay Ka Sameeyeen Deegaano Ka Tirsan Gobolada Bariga Ee Dalka Iyo Hawdka Magaalada Hargeysa.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Wasiirka Arrimaha Gudaha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SooQabasho05.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed