|

Hees Cusub (WARIYE XORA) Waa Murtidii iyo Mirdhihii Qarniga Abid Waa Erayadii Al abwaan Sidiiq Maxamed Burmad

London Feb 27,2014(SDN)-Waa Hees si dhaba uga hadlaysa kuna socota Wariyayaasha iyo dhamaanba Bahda Saxaafada Dhabta ah.
Waa Murtidii iyo Mirdhihii Qarniga Abid Waa Erayadii Al abwaan Sidiiq Maxamed Burmad.


Muxuu Yidhi Abwaanku

Waxaan wariye Xora
Wariye wariye Xuuraama oo
waraysta xogtaan ahoo
dad iyo xoolaba ka qora
xaqoodo la duudsiyoo
Xaqiiqada raadiyee


 

Comments are closed